Duullimaad la joojiyay

Inställt flyg - Somaliska

Hadii duullimaadkaadu noqdo mid la joojiyo waxa aad xaq u leedahay bedelsiin iyo saacidaad ka timaada shirkadda duulimaadka. Boggan waxaad ka helaysaa warbixn ku saabsan bedelsiin intee la eg ayaad ka dalbi karaysaa iyo sida aad horay ugu socon karaysid haddii ey shirkaddu diiddo dalabkaada.

Qoraalkaan waxaa laga soo turjumay luqadda a-iswiidhishka. Qoraalka iyo muuqaalka bogga wey ka duwanaan karaa kan bogga orijinaalka ah.

Xisaabi waxa aad ka dalbi karaysid oo udir dalabka shirkadda duulimaadka

Iyada oo la adeegsanayo qalabka kharash la’aanta ah ee xisaabinta duulimaadka Waxaad buuxinaysaa warbxin ku saabsan safarka duulimaadka si aad u ogaato xaquuqaha aad leedahay. Xisaabiyaha duuliimaadka waxa uu kaa gudbinayaa xitaa shirkadda duulimaad ee ay khuseeyso bogeeda internetka, si aad uga diri kartid dalabkaada dhanka bogga internetka.

 Aad Xisaabayaha Duulimaadka

Xisaabiyaha Duulimaadku waxa lagu helaa Af Swedhish iyo Af Ingiriis.

Hadii aadan ka diri karaynin dalabyadaada dhanka bogga internetka ee shirkadda duulimaadka waxa aad isticmaali kartaa warqadda codsiga  cabashooyinka ee EU oo ugu dir shirkadda duulimaadka dhanka maylka ama warqad ahaan.

Warqadda codsiga waxa lagu helaa Af Swedhish iyo Af Ingiriis.

Warqad codsi Af Swedhish ah

Warqad codsi Af ingiriis ah

Isticmaal warqadda codsiga midda Af Ingiriisiga hadii shirkadda duulimaadka aysan Swedhish ahayn ama hadii dhacdada ay ka dhacday wadan kale aan Swedhen ahayn. Kaydi hal noqol oo ah warqadda codsiga ee aad u dirtay shirkadda duulimaadka. Hadii aad rabto dalbashada bedelsiin ku saabsan kharashaadkii ku gaalay waa muhiim in aad la dirto gundhig, tusaale warqadda lacag bixinta, oo muujinaysa kharashyada ay khusayso.

Sugid jawaab ka timaada shirkadda duulimaadka

Markaad u dirtid cabashadaada shirkadda duulimaadka waxa aad u baahan tahay in aad jawaab ka sugtid shirkadda duulimaadka. Waa caadi in aay qaadato dhowr asbuuc in aad  hesho jawaab, laakiin hadii aad sugto wax ka badan lix asbuuc oo aadan helin wax jawaaba arintaada horay ayaad uga sii socon kartaa.

Xeerar khaas ah oo khuseeya duulimaad la joojiyay EU gudaheeda

EU gudaheeda waxa jira xeerar qaasa oo khuseeya duulimaad, oo kusiinaya xaq saacidaad marka duulimaadku dib u dhaco ama la joojiyo.waxa kale oo aad xaq u leedahay bedelsiin qaab cadad lacag go’an oo euro ah.

Dhcadada soo socda waxa qabanaya xeerarka EU:

  • Markaad ka duulaysid gegi dayuuradeed oo EU gudaheeda ah.

  • Markaad ka duulaysid gegi dayuuradeed oo ka baxsan EU kuna socotid gegi dayuuradeed oo EU gudaaheeda ahlana socotid shirkad duyuurad oo ka diiwaanashan EU.

Xeerarkani waxa ay ansax ka yihiin xitaa Noorway, Island, iyo Iswiserlaan si la mid ah sida ay u khusayso dhamaan wadamada EU.

Haddii duullimaadkaadu uusan soo koobaynin xeearka EU uma lihid wax xaq ah bedelsiin qaab lacag go’an ah, taas bedelkeed waxa aad xaq u leedahay bedelsiin ku saabsan kharashaadka ku galay.

Marwalba xaq uleedahay dib u balansasho ama lacag dib usoo celin

Marka duulimaadkaada la joojiyo, sharciga EU:na uu koobayo, waxa aad xaq u leedahay mid ka mid ah kala doorashada soo socota:

  • Dib u balansasho duulimaadka suurtagalka ah ee xiga ama mid markale oo danbe

  • Dib u celin lacageed oo ku aadan qaybta tikidka ee aadan adigu ka faa’iidaysan

Shirkadda duulaadmidku waa in ay mar walba kuu soo bandhigtaa kala doorashada dib u balansasho iyo dib usoo celin lacageed. Waxay qusaysaa iyada oo waxba uga xirnayn sababta dulimaadka loo joojiyay, iyo aaysan waxba uga xirnayn goorta aad heshay warbixinta ku saabsanin duulimaadkii la joojiyay.

Dib u balansasho

Hadii safarka dib loo balansanayo waa in loo balansadaa safar u dhigma. Hadii ay tahay in aad sugto wax ka badan laba saacadood shirkadda duulimaadyadu waa in ay kuusoo baandhigtaa cunto iyo cabitaan bilaasha qayb macquula oo u dhiganta waqtiga sugidda. Shirkadda duullimaadyadu waa in ay ku wargelisa xaquuqda ad leedahay. Hadii aad doorato in aad dib u balansato duulimaadka suurta galka ah ee xiga oo ay macnaheedu tahay in aad sii joogto garoonka diyaaraha ama safarkii aad u socotay oo hal iyo laba habeen ah, waa in shirkadda duulimaadku qabtaa habeen dhax hoteel ah.

Dib usoo celin lacag

Hadii aad doorato dib usoo celin shirkadda waxa waajib ku ah shirkadda duullimaadka in ay dib usoo celiso kharashka tikidka 7 maalmood gudahood. Dib usoo celinta waa in ay u dhacdaa lacag cadaan ah, qaabka kala wareejinta bangiga ee elektooniga ah, bangigiiro ama jeeg. Hadii aad ku raacdo dib usoo celintu waxa ay u dhici kartaa dalab warqad lacag bixin ama qaab kale.

Dib usoo celin tikidka ah macnaheedu waa  heshiiskii  la lahayd shirkadda duulimaadku inuu soo idlaaday, oo aad adiga nafsadaada mas’uul ka tahay guri kusoo noqoshadaada. Markaa shirkaddu uma baahna in aay qabto tusaale ahaan cunto, cabid ama kharash hoteel.

Xaquuqdaada ah bedelsiin dhaqaaale

Waxa jirta laba nuuc oo bedelsiin dhaqaale oo aad xaq u leedahay marka duulimaadkaada la joojiyo. Mid waxa lagu magacaabaa u gudid midda kalana magdhow.

Magdhow

waxaad xaq u yeelan kartaa magdhow qaab cadad lacag go’an oo euro ah hadii duulimaadkaadu uu hoos imaanayo xeerarka EU. Ugudid waxaa loola jeedaa in laguu bedelo waqtigii kaa lumay. Inta uu la egyahay cadadka aad xaq u leedahay waxa uu ku xiran yahay dhirirka duulimaadka:

  • 250 euro oo ah dhamaan duulimaadyada ugu badnaan 1 500 kiilometer.

  • 400 euro oo ah dhamaan duulimaadyadas EU gudaheeda ah kana dheer 1500 kiilometer iyo dhamaan duulimaadyada kale ee u dhaxeeyadhirirka  1500 iyo 3500 kiilometer.

  • 600 euro oo ah dhamaan duulimaadyada kale oo ay soo koobayso xeerarka EU.

Dhirirka duulimaadka waxa loo xisaabinayaa laga bilaabo goobta bilaaawga iyo goobta dhamaadka safarkaada- mana ku xirna haddii ama halkee ku hakatay iyo halka daahistu ka dhacday.

Xaqaada ah ugudid waxa gooynaya marka aad hesho go;aan ku saabsan waqtiga safarkaada cusub iyo inta farqi u dhaxaysa waqti ahaan waqtigii asalka ahaa. Dhacdadaan soo socda xaq uma lihid ugudid:

  • Markaad hesho warbixinta ku saabsan isbedelka 14 maalmood ama ka badan kahor isocdaalka qorsheysnaa.

  • Markaad hesho warbixinta ku saabsan isbedelka 7-13 maalmood kahor socdaalka qorsheeysnaa, iyo waqtiga imaanshahaada ee cusub ay tahay ugu danbeeyn 4 saacadood kadib waqtiga imaanshaha asalka ahaa.

  • Markaad hesho warbixinta isbedelka 7 maalmood kahor socdaalka qorshaysnaa, iyo waqtiga socdaalkaada cusub yahay ugu badnaan 1 saac kahor socdaalka asalka ahaa iyowaqtiga imaanshahaada cusub yahay ugu danbays 2 saacadood kadib waqtiga imaanshiyaha asalka ahaa.

Magdhaw

Hadii duulimaadkaadu hoos imaanayo xeerarka EU ama haddii kalaba waxa aaad xaq u yeelan kartaa bedelsiin ku saabsan kharashaadka ku galaya sababta duulimaadka la joojiyay awgeed. Waxa tusaale ahaan ku saabsan tahay in aad ku qasbanaatay in aad cunto ka iibsato gegida dayuuradaha, ay ku dhaaftay hal habeen hotel ah ama aad lumisay daqli shaqo. Waa in aad cadayn kaarto kharashaadka ku galay waana in ay ku xirnaadaan dib u dhaca.kaydi ddhamaan waraaqaha lacag bixintaada cadayn ahaan.

Ma heli karaysid bedelsiin dhaqaale oo ku saabsan dhib saaykoolaji ahaan kuu soo gaaray, dhibka ku saabsan in aad u baahato sugid, dareen aadan jeclaysan ama wax u dhigma oo ay sababtu tahay duulimaadka la joojiyay.

Dhacdooyinkaan xaq uma lihid bedelsiin dhaqaale

Shirkadda diyaaradaha ma saarna waajibka in ay bixiso bedelsiin dhaqaale qaab lacag go’an ah oo euro ah hadii dib u dhaca iyo joojinta duulimaadka sababeen  xaalado ka dheeri ah kuwa caadiga ah. Kuwa kaa dheeri ah kuwa caadiga ah waxa loola jeedaa dhacdo ka baxsan awooda shirkadda duulimaadka, oo aan laga baaqsan karaynin hadii xitaa la sameeyo dhamaan wax ka qabadyadaa suurtagalka ah.

Ma jiraan xaalado cayiman oo dhowra oo mar walbaa loo arkayo kuwa aan caadi ahayn, waa in loo qiimeeyaa dhacdo walba goonideed. Laakiin waxa jira tusaale xaaladooyin oo noqon karaya kuwa ka baxsan caadiga:

  • Degenaansho la’aan siyaasadeed

  • Xiriirka hawada oo ka dhigay suurtagal la’aan in la duulo

  • Qatarro ammaan

  • Dhinaanshiyo aan lasii saadaalin oo ammaanka adiyaarada ah

  • Marka uu jiro shaqo joojin saamaynayahowsha ku aadan shirkadda duulimaadka.

Cilad farso oo diyaarada ah looma arko sida caadiga ahi dhacdo ka baxsan kuwa caadiga ah.

Shirkadda duulimaadka  dhankeeda ayay ku xiran tahay in ay cadayso in dib u dhaca ama joojinta duulimaadkaku xirnayd xaalad ka baxsan kuwa caadiga ah. Shirkadda duulimaadka waa xitaain ay cadayso in ay sameeyeen intii karaankoodu ahaa in laga baaqsado in duulimaadku dib u dhaco ama la joojiyo.

Hadii shirkaddu tilmaanto xaalado ka baxsan kuwa caadiga/force majeure

Waxa dhacda in shirkaddu tilmaanto xaalado ka baxsan kuwa caadiga ah oo sidaa daraadeed aysan bixinayn wax bedelsiin ah. Gacanta koowaad shirkadda duulimaadka waxa ay samaynaysaa qiimayn u gooni ah oo ah waxa dhacay, oo ay go’aaminayaan in ay bixinayaan bedelsiin iyo inkale. Hadii aadan ku raacsanayn go’aanka shirkadda duulimaadka  waxa jira maamulo sare oo aad horey ugu sii diri kartid arintaada ku aadan in aad hesho qiimayn dhexdhexaad ah  oo kharash la’aana.

Sidan ayaad samaynaysaa si aad qiimayn ugu hesho arintaada

Maxkamadda qaadaysa arintaada waxa ay ku xiran tahay nooca bedelsiin aad daalbanayso iyo wadaankee dhibka duulimaadka uu ka dhacay. Nala soo xariir si aaynu kuugu wargelino meesha aad u tegeyso.

Xogtaxiriirada ee Macaamiil Hallå

Räkna ut vad du kan kräva och skicka kravet till flygbolaget 

Med vårt kostnadsfria verktyg Flygkalkylatorn fyller du i information om din flygresa för att få veta vilka rättigheter du har. Flygkalkylatorn slussar dig även vidare till det aktuella flygbolagets webbplats, så att du kan skicka in ditt krav via webbplatsen. 

Gå till Flygkalkylatorn 

Flygkalkylatorn finns på svenska och engelska. 

Om du inte kan skicka in dina krav via flygbolagets webbplats kan du använda EU:s reklamationsblankett och skicka via mejl eller brev till flygbolaget. Blanketten finns på svenska och på engelska. 

Blankett på svenska 

Blankett på engelska 

Använd den engelska blanketten om flygbolaget inte är svenskt eller om händelsen skedde i ett annat land än Sverige. Spara en kopia av blanketten du skickar till flygbolaget. Vill du kräva ersättning för kostnader du har fått är det viktigt att du skickar med underlag, till exempel kvitton, som visar vilka kostnader det rör sig om.

Vänta på svar från flygbolaget 

När du har skickat in din reklamation till flygbolaget behöver du vänta på svar från flygbolaget. Det är vanligt att det tar några veckor att få svar, men om du har väntat i mer än sex veckor utan att få svar kan du gå vidare med ditt ärende.  

Särskilda regler för inställt flyg inom EU 

Inom EU finns det särskilda regler för flyg, som kan ge dig rätt till hjälp när flyget är försenat eller inställt. Du kan även ha rätt till ersättning i form av schablonbelopp i euro.  

I följande fall gäller EU:s regler: 

  • när du flyger från en flygplats inom EU. 

  • när du flyger från en flygplats utanför EU till en flygplats inom EU med ett flygbolag som är registrerat i EU. 

Reglerna gäller även för Norge, Island och Schweiz på samma sätt som för alla EU-länder. 

Om din flygning inte omfattas av EU:s regler har du ingen rätt till ersättning i form av schablonbelopp. Däremot kan du ha rätt till ersättning för kostnader du drabbas av. 

Alltid rätt till ombokning eller återbetalning 

När ditt flyg blir inställt, och det omfattas av EU-reglerna, har du alltid rätt till något av följande alternativ: 

  • ombokning till nästa möjliga flyg eller till ett senare tillfälle 

  • återbetalning för den del av biljetten som du inte har kunnat utnyttja 

Flygbolaget ska alltid erbjuda dig valet mellan ombokning och återbetalning. Det gäller oavsett orsak till att flyget ställs in, och oavsett när du fick informationen om att flyget var inställt. 

Ombokning 

Om resan ombokas ska den bokas om till en likvärdig resa. Måste du vänta i mer än två timmar ska flygbolaget erbjuda dig gratis mat och dryck i skälig proportion till väntetiden. Flygbolaget ska även informera dig om vilka rättigheter du har. Om du har valt att bli ombokad till nästa möjliga flyg och det innebär att du blir kvar på flygplatsen eller på resmålet en eller flera nätter, ska flygbolaget stå för övernattning på hotell. 

Återbetalning 

Om du väljer återbetalning är flygbolaget skyldigt att betala tillbaka din biljettkostnad inom 7 dagar. Återbetalning ska ske kontant, med elektronisk banköverföring, bankgirering eller check. Om du går med på det kan återbetalning ske genom tillgodokvitton eller på annat sätt. 

En återbetalning av biljetten betyder att avtalet med flygbolaget avslutas, och att du själv ansvarar för att ta dig hem. Då behöver flygbolaget inte stå för till exempel mat, dryck eller hotellkostnader.

Din rätt till ekonomisk ersättning 

Det finns två typer av ekonomisk ersättning som du kan ha rätt till när ditt flyg blir inställt. Den ena kallas för kompensation och den andra för skadestånd. 

Kompensation 

Du kan ha rätt till kompensation i form av ett schablonbelopp i euro om din flygresa omfattas av EU:s regler. Kompensationen syftar till att ersätta dig för tid du har förlorat. Hur stort belopp du har rätt till beror på längden på flygningen: 

  • 250 euro för alla flygningar på högst 1 500 kilometer. 

  • 400 euro för alla flygningar inom EU längre än 1 500 kilometer och för alla övriga flygningar som är mellan 1 500 och 3 500 kilometer långa. 

  • 600 euro för alla övriga flygningar som omfattas av EU:s regler. 

Längden på flygningen beräknas från startpunkten till din slutdestination, oavsett om och var du har mellanlandat och var förseningen skedde.  

Din rätt till kompensation avgörs av när du fick besked om den nya restiden och hur mycket den skiljer i tid från den ursprungliga tiden. I följande fall har du inte rätt till kompensation: 

  • när du har fått information om ändringen 14 dagar eller mer innan planerad avresa. 

  • när du har fått information om ändringen 7–13 dagar innan planerad avresa, och din nya avresetid är högst 2 timmar innan den ursprungliga avresetiden och din nya ankomsttid är senast 4 timmar efter den ursprungliga ankomsttiden. 

  • när du har fått information om ändringen mindre än 7 dagar innan planerad avresa, och din nya avresetid är högst 1 timme innan den ursprungliga avresan och din nya ankomsttid är senast 2 timmar efter din ursprungliga ankomsttid. 

Skadestånd 

Oavsett om din flygning omfattas av EU:s regler eller inte kan du kan ha rätt till ersättning för kostnader som du får på grund av det inställda flyget. Det kan till exempel handla om att du tvingades köpa mat på flygplatsen, missade en hotellnatt eller förlorade arbetsinkomst. Du måste kunna bevisa vilka kostnader du haft och de måste vara kopplade till förseningen. Spara alla kvitton på dina utlägg som bevis.  

Du kan inte få ekonomisk ersättning för psykiskt lidande, besväret för att behöva vänta, obehagskänslor eller liknande besvär på grund av det inställda flyget. 

I de här fallen har du inte rätt till ekonomisk ersättning 

Flygbolaget är inte skyldigt att betala ekonomisk ersättning i form av schablonbeloppen i euro om det försenade eller inställda flyget beror på extraordinära omständigheter. Med extraordinära omständigheter menas händelser som ligger utanför flygbolagets kontroll, och som inte kan undvikas även om alla rimliga åtgärder vidtas.  

Det finns inte några bestämda situationer som alltid ses som extraordinära, det måste bedömas från fall till fall. Men det finns exempel på omständigheter som kan vara extraordinära: 

  • politisk instabilitet 

  • väderförhållanden som gör det omöjligt att flyga 

  • säkerhetsrisker 

  • oförutsedda brister i flygsäkerheten 

  • när det pågår strejk som påverkar verksamheten för flygbolaget. 

Tekniska fel på flygplanet ses vanligtvis inte som extraordinära händelser. 

Det är upp till flygbolaget att bevisa att det försenade eller inställda flyget berodde på en extraordinär omständighet. Flygbolaget måste även kunna bevisa att de har gjort allt de kunnat för att undvika att flygningen skulle bli försenad eller inställd.  

Om flygbolaget hänvisar till extraordinära omständigheter/force majeure 

Det händer att flygbolag hänvisar till extraordinära omständigheter och därför inte betalar ut någon ersättning. I första hand gör flygbolaget en egen bedömning av det som hänt, och beslutar om de kommer att betala ut ersättning eller inte. Håller du inte med om flygbolagets bedömning finns det instanser du kan skicka ditt ärende vidare till för att få en kostnadsfri och opartisk bedömning. 

Så gör du för att få en bedömning av ditt ärende 

Vilken instans som ska pröva ditt ärende beror bland annat på vilken typ av ersättning du kräver och i vilket land problemet med flyget uppstod. Kontakta oss så informerar vi om vart du kan vända dig. 

Kontaktuppgifter till Hallå konsument

Fäll ihop