Diidid qaansheegad qalad ah

Bestrida felaktig faktura - Somaliska

Hadii aad heshid qaansheegad qalad ah waa diidi kartaa iyada, waxaa loola jeedaa in aad ka dhiidhin karto iyada. Markasta waxaad ka bilaabaysaa in aad la xiriirto shirkadi si aad ugu sheegto waxa qaladka kula ah.

Qoraalkaan waxaa laga soo turjumay luqadda a-iswiidhishka. Qoraalka iyo muuqaalka bogga wey ka duwanaan karaa kan bogga orijinaalka ah.

Shirkada kula xiriir qoraal

Ka bilaaw in aad la xiriirto shirkada si aad ugu sheegto waxa qaldamay. Kula xiriir markastaba qoraal, tusaale ahaan email ahaan. Marmar wuxuu ahaan karaa qaladku in uu yahay mid gaf ah oo si fudud lagu xalin karo marki shirkada loo sheego qaladka.

Hadii ay shirkado aqbali wayso in ay saxdo wixi kula qaldanaa waa diidi kartaa qaansheegadkaas ama qaybta qaladka ka ah qaansheegadka.

Sidaan ayaad u diidi karaa

In aad diido qaansheegasho waxa loola jeeda in aad ogaysiiso shirkada in aad diidantahay qaansheegadka, sidaa darteedna aadan bixineynin. Waa muhiim in aad u sheegto sababta ay qaansheegashado qalad kuula tahay tusaale ahaan in lacagta lagaarabo ay san u dhigmin wixi aad ku heshiiseen.

Kantarol qaybta qaansheegadka ugu badan ee qaladka ka ah.

Ka feker kantarolkaaga hadii qaansheegadka dhamaantiis qaldanyahay ama qayb. Mabda,a aasaasiga ah waa in aad bixisaa qeybta saxda ah. Mararka qaar waa in aad la socodsiisaa shirkada in aad tusaale ahaan aad bixineysid lacagta qaansheegadka kala bar. Laakiin in aad diidantahay inta ka harsan lacagta.

Diidimo qoraal ah

Marki aad diideysid qaansheegad waa muhiid in aad qoraal ahaan ula xiriirtaa shirkada si aad u cadayn karto in aad ka dhiidhisay. Waxaa tusaale ahaan u diri kartaa email. Hadii aad direysid warqad waxaa fiican in aad ku dirdo warqadda boostada diiwaangashan si aad u cadeyso in aad diiday qaansheegadka.

Wargalinta shirkada waxaad u baahantahay in aad siiso lambar, lacagta inta ay tahay iyo taariikhta qaansheegadka qaladka kula ah.

Marka aad diido ka dib

Uma baahna shirkadu in ay ka jawaabto ama ay ogolaato diidmada si ay u ansixiyaan. In kastoo ay la noqoto shirkada diidmadaada in ay ayagu ku saxsanyihiin in aad bixiso, iyaga ay jirtaa hadii ay sii wadayaan arinta. Kadib marki aad dirto diidmada waxaad sugaysaa uun sida ay uga soo jawaabaan shirkadu. Hadii aysan shirkadu kuusoo dirsan shuruudo kale wax kale uma baahnid in aad sameyso.

Hadii shirkadu dhahaan in aad ogolaatay bandhigi

Hadii ay shirkado dhahaan in aad ogolaatay bandhigi ama in aad wax ka dalbatay waa in ay shirkado cadayn kartaa. Waxaad shirkada weydiisan kartaa in ay ku tusaan cadayn ah in aad shirkada la gashay heshiis.

Shirkada maku soo wacday?

Iibinta telefoonada shuruud ahaan wuxuu sharcigu u baahanyahay in ay shirkadu kaa hayso adiga ogolaansho qoraal ah si heshiisku u noqdo mid ansax ah. Waxay ku xirantahay hadii ay shirkadu kusoo wacday ama hadii ay shirkadu kugu dhiiri galisay in aad soo wacdo. Hadii aanad u ogolaanin qoraal ahaan heshiiska ma ahan mid ansax ah, wax waajib ahna kuguma lahan shirkada in aad dhiibto. Lakiin hadii aad adiga marka hore wacato shirkad si aad ugu iibsato alaabo majiraan wax shuruud qoraal ah.

Sidee tahay ogolaansho qoraal?

Qoraal ansax ah wuxuu u ekaan karaa siyaabo kala duwan. Waxaad tusaala ahaan:

  • In aad saxiixdo warqad laguugu soo diray guriga

  • Ogolaansho elektaronig ah sida email ama sms

  • Ogolaansho aad ku ogolaato bank-ID

Ogolaanshaha waa in ay dhacdaa wada hadal kadib, si aad u hesho waqti aad uga fekerto wixi laguu soo bandhigay. Ma wanaagsana hadii shirkadu kugu dhiiri galiso inaad ogolaato bandhiga inta lawada hadlayo.

Diid hadaadan qoraal ahaan ansixinin

Hadii shairkado kaa rabto in aad bixiso adigoo qoraal ahaan ansixinin bandhigi, waad iska diidi kartaa adigoo tilmaamaya in ay san jirin wax heshiis ah.

Hadii aad hesho alaabo aanad dalbanin

Hadiiba aysan jirin wax heshiis ah oo idiin dhexeeya adiga iyo shirkada waajib kuguma ahan in aad u celiso alaabihi ay kuusoo dirtay shirkada. Hadii ay rabto shirkada in aad alaabta usoo celiso ama aanad rabin alaabtaa in ay kuusii yaalaan waad ka codsan kartaa shirkada in ay bixiyaan qarashka ku baxaaya alaabta markaad u direysid iyaga.

Hadii aad hesho qaansheegad badan, xasuusino ama sheegashada aruurita deynta

In kastoo aad diiday qaansheegadka waxaa dhici karta in shirkadu ku adkeysato codsigeeda oo ay kuusoo dirto qaansheegado, xasuusino ama ay kuusoo dirto shirkada sheegashada aruurita deymaha.

Hadii aad hesho qaansheegado cusub

Hadii aad hesho qaansheegado waxyaabo kale ka hadlaayo oo aanan ahayn kuwi aad hore u diiday, waxaad mar kale u baahan tahay in aad la xiriirto shirkadi qoraal ahaan si aad isaga diido.

Hadii aad hesho xasuusino ah qaansheegado aad hore isaga diiday

Hadii aad hesho xasuusin ah qaansheegad aad hore isaga diiday uma baahnid in aad diidid xasuusinta. Maadaama aad qaansheegadki gore diiday oo aad hore ugu faahfaahisay in aad bixindoonin.

Hadii aad hesho sheegashada uruurita deynta

Xaalada qaarkood waxay shirkadoho u jeestaan shirkada uruurita deymaha si ay uga caawiyaan in lacagahoodi loosoo uruuriyo. Marki aad hesho sheegashada uruurita deynta ma ahan micnaheedo in aad bixiso ama aad bixin doonto lacagtaa. Waad iska diidi kartaa sheegashada uruurinta deynta sidii aad isaga diiday qaansheegashadi hore. Laakiin waxaad u baahantahay in aad ka diido shirkada uruurinta deynta maadaama ay iyago kuusoo direen sheegashada. Waa muhiim in aad u sheegtaa sababaha aad u diiday shuruudaha. Ka feker in aad mar walba ay diidmadaado ahaato qoraal, tusaale ahaan email. 

Hadii ay shirkado u jeesato xaga hayadda qasab ku uruurinta deymaha

Marmar waxay ay shirkado u jeesataa xaga hayadda qasab ku uruurita deymaha si ay uga hesho caawiyaan uruurinta lacagaha ka maqan. Waxaa la dhihi karaa in ay codsadaan wax la dhaho amar lacag bixineed. Laakiin weli waxaad heysataa fursad aad ku diido hadii ay shuruuduhu qaldanyihiin.

Hadii ay shirkado u jeesato hayadda qasab ku uruurinta deymaha waxaa xagooda kaaga imaanaaya warqad. Warqadaa waxaa ku yaala wixi aad sameyn lahayd hadii aadan ku raacsaneyn shuruudaha meesha ku qoran iyo dhirirka waqtiga aad ka jawaabi kartid.

Hadii aad waqtiga jawaabta laguu qabtay hadaa laxiriirto hayadda qasab ku uruurita deymaha in uu codsigooda oo qaldanyahay uma baahnind in aad bixiso. Hadii aanad waxba sameynin waxaa la dhihi karaa hadii aadan wax bixin ama aadan ogeysiinin in ay wax qaldan yihiin waxay hayadda qasab ku uruurinta deymaha kaa gaareysaa goaan. Macnaheedo waxa uu yahay in ay hayadda qasab ku uruurinta deymaha goaan kaa gaareyso in aad bixiso wixi shirkadu kugu sheegatay. Markaasna waxaad heleysaa lacag dhaleeceyn taas oo macnaheedo yahay in shirkada ka warbixinta amaahda ay ku dhaleeceyneyso inaadan bixin deynti waqtigeedi.

Hadii aad diidido shuruuda hayadda qasab ku uruurinta deymaha waxey shirkado u baahantahay in ay u jeesato maxkamad si goaan looga gaaro hadii ay xaq u leeyihiin lagactooda ama aysan u la heyn.

Hadii aad adiga iyo shirkada heshiin weysaan

Hadii aad u baahantahay talo waxaad la xiriiri kartaa macaamiisha Hallå. Waxaa nahay kuwa u adeega warbixin qaran oo ku siin kara warbixino ku saabsan xuquuqdaada iyo wax yaabo kale oo aad hore ugu sii socon karto. Waxaa bixinaa talooyin madax banana sidaa darted ma qiimeyn karno kiiskaaga shaqsiyeed, maca xalin karno khilaaf kaaga mana kuula xiriiri karno shirkad.

Warbixinada lagala xiriiri karo macaamiisha Hallå

Hadii adiga iyo shirkadu heshiin weysaan waxaa badanaa ku dacweyn kartaa Gudiga cabashada guud oo loo soo gaabiyo (ARN) si khilaaf kaaga loo tijaabiyo. Gudiga cabashada guud (ARN) ma tijaabinato khilaafka hadii arintu ay u gudubto hayadda qasab ku uruurinta deymaha ama maxkamad.

Wax badan ka akhriso sida loogu gudbiyo ashtakeyn ARN:Ss boga internetka

Bestrida felaktig faktura

Om du får en felaktig faktura kan du bestrida den, det vill säga protestera mot den. Börja alltid med att kontakta företaget för att påpeka vad du tycker är fel. 

Kontakta företaget skriftligen 

Börja med att kontakta företaget för att påpeka vad som har blivit fel. Ta helst kontakt skriftligen, till exempel via mejl. Ibland beror fel på misstag som enkelt kan klaras upp genom att du påpekar felet för företaget. 

Om företaget inte går med på att rätta det som du tycker är felaktigt kan du bestrida fakturan eller den del av fakturan som är felaktig. 

Så bestrider du

Att bestrida en faktura innebär att du meddelar företaget att du protesterar mot fakturan och därför inte kommer att betala. Det är viktigt att du talar om varför du tycker att fakturan är felaktig, till exempel att summan inte motsvarar det ni har kommit överens om. 

Kontrollera hur stor del av fakturan som är fel

Tänk på att kontrollera om hela fakturan är felaktig eller bara en del av den. Grundprincipen är att du ska betala för den del som är korrekt. Ibland behöver du alltså meddela företaget att du till exempel kommer att betala hälften av fakturans belopp, men att du bestrider det resterande beloppet. 

Bestrid skriftligen

När du bestrider en faktura är det viktigt att du kontaktar företaget skriftligen så att du kan bevisa att du har protesterat. Du kan till exempel skicka ett mejl. Skickar du ett brev är det bra om du skickar brevet rekommenderat så att du kan bevisa att du har bestridit fakturan. Kom ihåg att fota brevet eller ta en kopia på ditt bestridande.

I meddelandet till företaget behöver du ange nummer, belopp och datum på fakturan som du anser är felaktig.  

Efter att du har bestridit

Företaget behöver inte besvara eller godkänna ditt bestridande för att det ska gälla. Om företaget trots ditt bestridande tycker att de har rätt till betalning är det upp till företaget att driva ärendet vidare. Efter att du har skickat ditt bestridande kan du alltså vänta för att se hur företaget agerar. Om företaget inte skickar fler krav behöver du inte göra något mer. 

Om företaget påstår att du har tackat ja till ett erbjudande

Om företaget påstår att du har tackat ja till ett erbjudande eller gjort en beställning är det upp till företaget att kunna bevisa det. Du kan be företaget att visa underlag som bevisar att du har ingått ett avtal med företaget. 

Ringde företaget upp dig?

För telefonförsäljning krävs det enligt lag att företaget får ett skriftligt godkännande från dig för att avtalet ska bli giltigt. Det gäller om företaget ringer upp dig, eller om du blev uppmanad av företaget att ringa dem. Om du inte har godkänt avtalet skriftligen är det ogiltigt, och du har ingen betalningsskyldighet gentemot företaget. Om du på eget initiativ ringer upp ett företag för att köpa något finns inget skriftlighetskrav. 

Hur ska ett skriftligt godkännande gå till?

Ett skriftligt godkännande kan se ut på olika sätt. Du kan till exempel: 

  • skriva under ett papper du får hemskickat 

  • godkänna elektroniskt via e-post eller sms 

  • godkänna via bank-ID 

Godkännandet ska ske efter samtalet, så att du får tid att tänka över erbjudandet. Det är alltså inte okej för företaget att uppmana dig att godkänna erbjudandet under samtalet.  

Bestrid om du inte har godkänt skriftligen

Om företaget kräver betalning från dig trots att du inte har godkänt erbjudandet skriftligen, kan du protestera och hänvisa till att det inte finns något avtal. 

Om du har fått varor som du inte har beställt

Så länge det inte finns ett avtal mellan dig och företaget har du ingen skyldighet att skicka tillbaka eventuella varor som företaget har skickat till dig. Om företaget vill ha tillbaka varorna eller om du inte vill ha kvar varorna hos dig kan du kräva att företaget står för kostnaden för att skicka tillbaka varorna. 

Om du får fler fakturor, påminnelser eller inkassokrav

Trots att du bestrider fakturan kan det hända att företaget står fast vid sitt krav och skickar nya fakturor, påminnelser eller vänder sig till ett inkassobolag. 

Om du får nya fakturor

Om du får fakturor som gäller något annat än de fakturor du tidigare har protesterat mot, behöver du återigen kontakta företaget skriftligen för att bestrida.  

Om du får påminnelser på fakturor du har bestridit

Om du får en påminnelse på en faktura som du redan har bestridit behöver du inte bestrida påminnelsen. Genom att bestrida ursprungsfakturan har du redan förklarat att du inte kommer att betala. 

Om du får inkassokrav

I vissa fall vänder sig företag till inkassobolag för att få hjälp med att kräva in betalningen. Att du får ett inkassokrav betyder inte att du har fått eller kommer att få en betalningsanmärkning. Du kan bestrida ett inkassokrav på samma sätt som du bestrider en vanlig faktura, men du behöver bestrida till inkassobolaget som har skickat kravet. Det är viktigt att du talar om varför du bestrider kravet. Tänk på att alltid bestrida skriftligen, till exempel via mejl. 

Om företaget vänder sig till Kronofogden

Ibland vänder sig företag till Kronofogden för att få hjälp med att kräva betalt, det vill säga ansöker om ett så kallat betalningsföreläggande. Men du har fortfarande möjlighet att bestrida om kravet är felaktigt. 

Om företaget har vänt sig till Kronofogden kommer du att få ett brev från Kronofogden. I brevet står det vad du ska göra om du inte håller med om kravet, och hur lång tid du har på dig att svara. 

Om du inom svarstiden meddelar Kronofogden att kravet är felaktigt får du ingen betalningsanmärkning. Det är om du inte gör någonting, det vill säga varken betalar eller meddelar att kravet är felaktigt, som Kronofogden meddelar ett så kallat utslag (beslut). Det betyder att Kronofogden fastställer att du ska betala det som företaget kräver. I det läget får du en betalningsanmärkning, vilket betyder att kreditupplysningsföretagen gör en anteckning om att du inte har betalat skulden i tid. 

Om du bestrider kravet från Kronofogden behöver företaget vända sig till domstol för att få ett beslut över om de har rätt till betalning eller inte. 

Om du och företaget inte kommer överens

Om du behöver vägledning kan du kontakta Hallå konsument. Vi är en nationell upplysningstjänst som kan ge information om dina rättigheter och vilka alternativ du har för att komma vidare. Vi ger oberoende vägledning och kan därför inte bedöma ditt enskilda ärende, lösa tvister eller kontakta företag åt dig. 

Kontaktuppgifter till Hallå konsument

Om du och företaget inte kommer överens kan du i många fall anmäla till Allmänna reklamationsnämnden (ARN) för att få tvisten prövad. ARN kommer dock inte att pröva tvisten om ärendet har blivit eller blir överlämnat till Kronofogden eller domstol. 

Läs mer om att göra en anmälan på ARN:s webbplats

Fäll ihop