Cabasho ka gudbin adeeg qaldan

Reklamera felaktig tjänst - Somaliska

Cabasho ka gudbini waxa ay ka dhigan tahay in aad adigu la xariiraysid shirkadda si aad uga dacwooto qalad adeega ah. Waxaad u haysataa ugu yaraan sadax sano in aad ka dacwooto qalad.

Qoraalkaan waxaa laga soo turjumay luqadda a-iswiidhishka. Qoraalka iyo muuqaalka bogga wey ka duwanaan karaa kan bogga orijinaalka ah.

Adeegyada ku jiri kara sharciga adeega macaamiisha

Warbixintaani waxa ay qusaysaa adeegyada ku jiri kara sharciga adeega macaamiisha. Sharcigu wuxuu quseeyaa:

  • Shaqada alaabta guurta. Tusaale dayactirka baabuur ama tv.

  • Shaqada alaabta ma guurtada ah, guryaha iyo dhismooyinka kale ee ku yaal dhul ama biyo dhexdood ama waxyaalaha kale ee aan guurin. Tusaale dayactirka guriga ama shaqo rinjiyayn ah.

  • Xaraynta alaabta guurta. Tusaale maqaasiin gelinta qalabka guryaha ama xaraaynta doon.

Sharcigu ma quseeyo daaweynta xayawaanada iyo dadka, tusaale adeegyada timo jare ama adeegyada daaweynta xoolaha.  Ma quseeyo iyadana howl rarid ah, tusaale rarka alaabta guri.

Goormee ayuu adeegu yahay mid qaladan?

Adeeg waxa loo arki karaa mid qaldan hadii natiijadu u dhigmin midda aad adiga iyo shirkaddu ku heshiiseen. Waxay kaloo tahay hadii shaqada aan si dhab ah loo fulin, tusaale tusaaale hadii shaqada six un loo sameeyey ama ay jiraan daldaloolo. In shaqada si dhab ah loo fuliyo waxay ka dhigan tahay in natiijadu ay u dhiganto midda laga filayo qof xirfadale aha aqoon dhabna ah. Waa in aad adigu u qaadan kartaa in shirkaddu raacayso nidaamka iyo talooyinka ka jira qayta ay ka shaqaynaayso.

Waqti sidaa u dheer ayaad haysataa inaad ka dacwooto qalad

Waqti inta aad haysato oo aad kaga dacwooto khalad waxa ay ku xiran tahay  nooca adeega aad iibsatay. Waxyaalaha ku saasab adeega xaraynta ama shaqada alaabta guurta waxa ad haysataa ilaa sadax sano in aad kaga dacwooto qalad. Adeegyada xaraynta waxa loola jeedaa tusaale maarka aad lacag ku siinaysid shirkad in ay maqaasiin kuu dhigaan alaabtaada. Shaqada alaabta guurta waxaa ay noqon karaan sida  samaynta-, daayactiradda iyo shaqada nadiifinta, tusaale dayactir iyo samayn baabuur.

Shaqada dhul, dhismo, iyo wixii kale oo ma guurto ah waxa aad xaq u leedahay in aad kaga dacwooto ilaa toban sano. Tusaale shaqooyinkaas oo kale waa saqaf bedelid, biyodhaafin, iyo rinjiyeyn.

U dacwoo sida kuugu dhaqsiyaha badan aad dareento qaladka, ugu danbeeyn laba bilood gudahood

Waa inaad adigu ka dacwootoqaladka muddo macquula gudaheeda laga bilaabo maarkaad ogaatay qaladka iyo ilaa xiligii ay ahayd in aad ogaato qaladka. Hadii aad kaga dacwooto  laba bilood gudahooda waxa loo tirinayaa muddo macquul ah. Hadii aad sugto mddo dheer in aad dacwooto waxa aad dhuminaysaa fursadda in shirkaddu ay saxdo qaladka.

Maxaad ka dalbikaraysaa shirkadda marka qalad dhaco?

Sharciga adeega macaamiisha ayaa xukumaya shurrdaha aad saari karaysid.

Gacanta koowaad: in shirkaddu wax ka qabato qaladka

Waxa aad marka hore ku xiri kartaa in shirkaddu saxdo qaladka si kharash la’aan ah.  Waxa aad xaq u leedahay in aad hesho natiijadii aad adiga iyo shirkadda aad ku heshiiseen. In kharash la’aan la sameeyo waxa ay ka dhigan tahay in shirkaddu  qabto dhamaan kharashaadka ku kacaya in qaladkii wax laga qabto- tusaale qalab, safar iyo shaqo. 

Gacanta labaad:in aad adigu hesho qiimo dhimis

Qiimo dhimistu waa in ay u dhigantaa qaladka, tusaale waxa uu kharashu noqonayo hadii qaladka ay shirkadd kale wax ka qabato.

Gacanta sadaxaad: in aad adigu tuurto iibka

Tuuris heshiiska ah waxa ay ka dhigan tahay in la joojiyo shaqadii, oo aaysan waajib kugu ahayn in aad bixiso adeega. Shirkaduna ma saarna waajibka ah in ay dhamaystirto shaqada.

Bedelsiin qaladka aawgii

Shirkadda ayaa qabta kharaashdka jira ama dhaqaale dhumista adiga ku gashay qaladka awgiis. Tusaale waxa uu noqon karaa :

  • Dhumin daqli, tusaale hadii aay ahayd in aad fasax ka qaadato shaqdii si aad ula fiiriso qaladkii shirkadda si wadajir ah.

  • Kharash ku saabsan cadayn ka timid ninka soo kormeerayay ama qof kale oo aqoon u leh ( hadii loo baahday in la soo cadeeyo qaladkii)

Ka fikir waa kharashka dhabta ah waxa aad bedel ahaan u dalban kartid, ma aha dhibta iyo waqtiga aad gelisay cabashada. Waxaad u baahan tahay in aad muujiso gundhigga kharashaadka ku galay, kharashkuna ahaado mid suurta gal ah oo si toosa ugu xiran qaladka. Cadayn waxa ay tusaale ahaan noqon kartaa warqadda lacag bixinta, qaan sheegato ama cadayn.

Xaqqa celinta lacag bixin

Hadii adeegu yahay qalad waxa aad xaq u leedahay sida sharciga ah in aad celiso qayb ahaan ama lacag bixinta dhamaanteedsi  badbaado ahaana. Waxa ay noqonaysaa qalab ku cadaadin ka dhan ah shirkadda adigana bed qab kuu ah.

Qaybta lacag bixinta aad celisay waa in ay u dhigantaa qaladka. Mabda’ ahaan waxay ka dhigan tahay in aad celinayso cadad daboolaya kharashka in shirkad kale loo yeero si qaladka wax looga qabto. Mararka qaar waxa ku saacidaya in aad la xariirto shirkado kale oo ku jira qaybta si aad u hesho qiimaha waxa ay ku kacayso in wax laga qabto qaladka.

Waa muhiim in aad shirkadda si qoraal ah aad ku wargeliso in aad celisay lacag bixintii iyo sababta. Waxa aad tusaale ahaan u diri kartaa e-mayl ama fariin qoraaleed sms.

Hadii shirkaddu sababto dhaawacyo

Sida uu qabo sharciga adeega macaamiisha waxa aad xaq u leedahay ka dalbashada magdhow  shirkadda hadii ay sababaan dhaawacyo la xariirta in adeega la fuliyay. Waxa ay noqon kartaa hadii qalabka lagu samaynayo adeega  uu dhaawacmo, tusaale ahaan hadii shirkadda aad ku aamintay inay ka bedelaan lugaha gaarigaay fiiqid ku sameeyaan dahaarka. Waxa kale oo ay noqon kartaa xitaa hadii shirkaddu dhaawacdo wax kale oo hantidaada ka mid ah, tusaale ahaan, tusaale hadii shirkadda aad ku aaminta dayactirka bumbada kulaylka ay ka dhacaan qalab kadibna dhaawac soo gaaro dhulka.

Diiwaan geli qaladka

Markaad aragto khalad ama dhinnaanshiyo waa muhiim in aad diiwaan geliso qaladka. Si ahaan waxa aad ugu baahan tahay in aad ugu cadayso shirkadda waxa aad u aragto in uu yahay qalad, si ahaana diiwaan gelintu waxay noqonaysaa  muhiim hadii adiga iyo shirkadda aad ku raaci waysaan qaladka.

Waxa aad qaladka u diiwaan gelin karta in aad sawir ka qaado ama filin ka duubto. Ka fikir in tayadoodu loo baahan yahay inay aad u fiicnaadaan si qaladka loo arki karo.  Haadii aysan jirin si fiican oo loo diiwaan geli karo qaladka waxad u sharixi kartaa qaladka marka aad u dacwoonaysid shirkadda.

La xariir shirkadda oo ka codso in qaladka wax laga qabto

Kadib marka aad aragto qalad waa muhiim in aad sida kuugu dhaqsiyaha badan ula xariirtid shirkada si aad usiisid fursad ay ku baaraan waxna uga qabtaan qaladka.Waa wax iska caadiya in shirkadu u baahato in ay soo baxdo oo aay aragto qaladka si ay go’aan uga qaadato waxa loo baahan yahay in la sameeyo. Malaha waxa aan cadayn waxa sababay qaladka.

Adigu uma baahnid in aad ogaato waxa sababay qaladka marka aad lasoo xariiraysid shirkadda,tan muhiimka ahi waa in aad sida ugu suurta galsan dhaqsiyo badan aad far fiiqdo in aad aragtay qalad. Taas bedelkeeda waxa adiga kugu waaajib noqonaysa in aad  u gudo shirkaadda hadii uu baaritaanku muujiyo in qaladku uusan sababin shaqadooda.

Waa fiican tahay mar walba lin a haysto gundhig qoraal ah oo muujinaya in aad lasoo xariirtay shirkada si aad u soo dacwooto. Hadii aad u haysato fursad waxa sidaas daraadeed fiican in aad usoo dirto sms ama mayl. Kadibna waxaad kusoo lifaaqi kartaa gundhig muujinaya qaladka, tusaale sawiro.

Hadii adiga iyo shirkadda aydaan isku raacin

Hadii aad u baahan tahay wadohagid waxa aad la xariiri kartaa Hallå macaamiil . waxa aan nahay adeeg iftiinin ah oo wadanka oo dhan ah kuna siin kartaa warbixin ku saabsan xaquuqdaada iyo waxyaalaha aad kala dooran karto sida aad horey ugu socoto. Waxa aan ku siinaaynaa wado hagid aan meelna ku xirnayn oo midaas darteed ma qiimaynayno arinkaada kuu gaarka, xalino muran ama aan shirkadda kuula xariirno.

Warbixinada xiriir ee shirkadda Macaamiil Hallå

Hadii aad adiga iyo shirkadda aadan isku afgaranina  waxa aad marar badan samayn kartaa in aad wargeliso hay’adda guud ee gudiga cabashooyinka (ARN) si dacwada muranka loo qaado. Wax kharash la’aan.

Kaa aqri sida wargelin loo sameeyo bogga ARNExtern länk

Si aad ugu wargelin kartid ARN waa qasab in shirkadu tiri mayya shurrudahaada qayb ahaan ama gebi ahaanba, ama aysanba kasoo jawaabin.

Tjänster som omfattas av konsumenttjänstlagen 

Den här informationen gäller för tjänster som omfattas av konsumenttjänstlagen. Lagen gäller för: 

  • Arbete på lösa saker. Till exempel reparation av bil eller tv. 

  • Arbete på fast egendom, på byggnader eller andra anläggningar på mark eller i vatten eller på andra fasta saker. Till exempel husrenoveringar eller målningsarbeten. 

  • Förvaring av lösa saker. Till exempel magasinering av möbler eller förvaring av båt. 

 Lagen gäller inte behandlingar på djur eller människor, till exempel frisörtjänster eller veterinärtjänster. Den gäller heller inte vid transportuppdrag, till exempel möbelflyttning. 

När är tjänsten felaktig? 

En tjänst kan ses som felaktig om resultatet inte motsvarar det du och företaget har kommit överens om. Det kan också handla om att arbetet inte är fackmässigt utfört, till exempel om arbetet är slarvigt gjort eller om det finns brister. Att arbetet utförs fackmässigt betyder att resultatet ska motsvara det som förväntas av en kunnig och seriös yrkesperson. Du ska till exempel kunna förutsätta att företaget följer de riktlinjer och rekommendationer som finns för branschen hen arbetar i. 

Så lång tid har du på dig att klaga på fel 

Hur lång tid du har på dig att klaga på fel beror på vilken typ av tjänst du har köpt. För förvaringstjänster och arbete på lösa saker har du upp till tre år på dig att klaga på fel. Med förvaringstjänster menas till exempel när du betalar ett företag för att magasinera dina saker. Arbete på lösa saker kan bland annat vara reparations-, underhålls- och rengöringsarbeten, till exempel service eller reparation av bil. 

För arbete på mark, byggnader och andra fasta saker har du rätt att klaga på fel i upp till tio år. Exempel på sådana arbeten är takbyte, dränering och målning. 

Klaga så fort du upptäcker felet, senast inom två månader 

Du måste klaga på felet inom rimlig tid från det att du upptäckte eller borde ha upptäckt felet. Om du klagar inom två månader räknas det alltid som inom rimlig tid. Väntar du för länge med att klaga kan du förlora möjligheten att kräva att företaget ska rätta till felet. 

Vad kan du kräva av företaget vid fel? 

Konsumenttjänstlagen styr vad du kan kräva. 

I första hand: att företaget åtgärdar felet 

Du kan i första hand kräva att företaget kostnadsfritt rättar till felet. Du har rätt att få det resultat som du och företaget har kommit överens om. Att det ska göras kostnadsfritt innebär att företaget får stå för alla kostnader som är förknippade med att åtgärda felet – till exempel material, resor och arbete.   

I andra hand: att du får ett prisavdrag 

Prisavdraget ska motsvara felet, till exempel vad det kostar att få felet åtgärdat av ett annat företag.  

I tredje hand: att du får häva avtalet 

Att häva avtalet innebär att arbetet avbryts, och att du inte är skyldig att betala för tjänsten. Företaget har då heller ingen skyldighet att slutföra arbetet.  

Ersättning på grund av felet 

Det är företaget som ska stå för eventuella kostnader eller ekonomiska förluster som du drabbas av på grund av felet. Exempel kan vara: 

  • Inkomstförlust, till exempel om du måste ta ledigt från jobbet för att titta på felet tillsammans med företaget 

  • Kostnad för utlåtande från besiktningsman eller annan sakkunnig (om det behövs för att kunna bevisa felet) 

Tänk på att det är faktiska kostnader, inte besväret eller tiden du lägger ned på reklamationen, som du kan kräva ersättning för. Du behöver kunna visa underlag, till exempel kvitton, fakturor eller andra intyg, på vilka kostnader du har haft och kostnaderna ska vara rimliga och ha direkt koppling till felet.  

Rätt att hålla inne betalning 

Om tjänsten är felaktig har du enligt lag rätt att hålla inne med en del eller hela betalningen som säkerhet. Det fungerar som ett påtryckningsmedel mot företaget och en trygghet för dig.  

Den del av betalningen du håller inne med ska motsvara felen. I princip betyder det att du kan hålla inne med så stor summa att det täcker kostnaden för att ta in ett annat företag för att åtgärda felen. Ibland kan det hjälpa att ta kontakt med andra företag inom branschen för att få en prisuppgift på vad det skulle kosta att åtgärda felet. 

Det är viktigt att du skriftligen meddelar företaget att du håller inne med betalning och varför. Du kan till exempel skicka ett mejl eller ett sms.  

Om företaget har orsakat skador 

Enligt konsumenttjänstlagen har du rätt att kräva skadestånd av företaget om de orsakar skador i samband med att tjänsten utförs. Det kan handla om att föremålet för tjänsten skadas, till exempel om företaget du anlitat för att byta däck på bilen gör en repa i lacken. Det kan också handla om att företaget skadar något annat av din egendom, till exempel om företaget som du har anlitat för att reparera din värmepump tappar ett verktyg som orsakar en skada på golvet. 

Dokumentera felet 

När du upptäcker fel eller brister är det viktigt att du dokumenterar vad som är fel. Dels behöver du kunna visa för företaget vad du tycker är fel, dels blir dokumentationen viktig om du och företaget inte kommer överens om felet.  

Du kan dokumentera felet genom att till exempel ta bilder eller filma. Tänk på att kvaliteten behöver vara så bra att felet syns tydligt. Om det inte finns något bra sätt att dokumentera felet kan du beskriva felet när du kontaktar företaget för att klaga.  

Kontakta företaget och be att felet åtgärdas 

Efter att du har upptäckt ett fel är det viktigt att du så snart som möjligt kontaktar företaget för att ge dem chansen att undersöka och åtgärda felet. Det är ganska vanligt att företaget behöver komma ut och titta på felet för att kunna ta ställning till vad som behöver göras. Det kanske inte heller är tydligt vad som har orsakat felet. 

Det är alltid bra att ha skriftligt underlag som visar att du har kontaktat företaget för att klaga. Har du möjlighet är det därför bra att skicka sms eller mejl. Då kan du också bifoga underlag som visar felet, till exempel bilder. 

Om du och företaget inte kommer överens 

Om du behöver vägledning kan du kontakta Hallå konsument. Vi är en nationell upplysningstjänst som kan ge information om dina rättigheter och vilka alternativ du har för att komma vidare. Vi ger oberoende vägledning och kan därför inte bedöma ditt enskilda ärende, lösa tvister eller kontakta företag åt dig. 

Kontaktuppgifter till Hallå konsument

Om du och företaget inte kommer överens kan du i många fall göra en anmälan till Allmänna reklamationsnämnden (ARN) för att få tvisten prövad. Det är kostnadsfritt. 

Läs mer om att göra en anmälan på ARN:s webbplatsExtern länk

För att kunna anmäla till ARN måste företaget ha sagt helt eller delvis nej till ditt krav, eller inte svarat alls.

Fäll ihop