Baabuur/Gaari jaban ama sifiican u shaqeynayo

Bilen är trasig eller fungerar dåligt - Somaliska

Marki aad baabuur ka gadanaysid shirkad waxaad xaq u leedahay in aad ka dacwuuto wixii qaladaad ah. Waxayna qusaysaa si kastaba ha ahaatee hadii oo baabuurku cusubyahay ama hadii uu yahay mid lasoo isticmaalay iyo hadii aad heshay damaanad iyo hadii kaleba.

Qoraalkaan waxaa laga soo turjumay luqadda a-iswiidhishka. Qoraalka iyo muuqaalka bogga wey ka duwanaan karaa kan bogga orijinaalka ah.

Waxaad heysataa seddex sano in aad ka dacwooto qalad

Markaad adiga oo qof qaas ah ka iibsato baabuur shirkad waxaad xaq u leedahay sida ku xusan sharciga iibsiga macaamiisha in aad ka dacwooto wax yaabaha loo yaqaano ciladaha asalka ah ilaa iyo seddex sano marki laga bilaabo maki aad gadatay. Ciladaha asalka ah waa cilad jirtay marki aad gadanaysay baabuurka, hadii xataa qaladaadkaas ay mar danbe soo baxaan. Nidaamkaas wuxuu quseeyaa baabuurta lasoo isticmaalay iyo kuwa cusuba ama si kastaba hadii aad heshay damaanad iyo hadii kalaba. Hadii lasoo raaciyo damaanad waxa ay kuu dheereeneysaa waqtiga aad ka caban kartid qaladka.

Ka dacwoo laba bilood gudahood

Waa muhiim in aad qaladka ka dacwooto laba bilood guduhood marki laga bilaabo markaad ogaatay ama ay eheed in aad ogaato qaladka, si hubaal ah aad shuruud ugu xilto kuwi aad baabuurka kasoo gadatay. Hadii uu waqtigu intaa ka dheeraado waxaa kaa qasaaraya xaqaaga ahaa shuruuduhi aad ku laheed shirkada.

Ilaalin adag oo kala duwan oo ku xiran inta ay la egtahay waqtigi tagay laga bilaabo iibsashadi

Sida ay tahay ilaalintaada adag waxa ay ku xirantahay inta uu la egyahay waqtiga tagay laga bilaabo iibsashadi.

Iibsashado hadii ay ka yartahay lix bilood

Hadii uu qalad kasoo baxo gadashada libda bilood oo ugu horeysa waxaa loo arkaa in uu yahay qalad asal ah, saas darteedna qaalad ay tahay in ay shirkado hagaajiso. Waxaa ku filan oo Kaliyah adiga oo tusa qaladka tusaale ahaan in uu baabuurku shaqayneynin. Kuwa aad baabuurka ga iibsatay waa in ay cadeyn karaan in uu qaladka xagaada ka yimid ama in uu qaladku yahay mid caadi ah maadaana uu baabuurku cusubyahay si aad masuuliyaa kaaga harto.

Iibsashado hadii ay ka badan tahay lix bilood

Hadii ay kasoo wareegato gadashadi lix bilood kabadan waa adiga qofka laga rabo in uu cadeeyo qaladka in uusan ageyn mid asal ah si aad ugu hesho shuruud ay shirkado ku sameyso. Laakiin waa in aad isku daydaa in la xiriirto shirkadi si aad u ogaato in ay diyaar u yihiin in xaliyaan dhibta.

Si aad u cadeyso in uu qaladku yahay mid asal ah waa in aad waydiisataa caawinnaad qof taqaan meesha qaladku ka jiro oo u dhiibtaa baabuurka si uu u baaro. Qofka yaqaana waxa uu ahaan karaa tusaale ahaan qof ka shaqeeya garaash ama shirkad baaritaan

Da’da baabuurka iyo qaabkiisa waxey sameyn ku yeelan karaan xuquuqdaada

Qaabka baabuurka waxaan dhihi karnaa da’diisa, qiimahiisa, intuu socday iyo inta la is leeyahay wuu sii socon karaa waxay saameyn ku yeelan karaan shuruudaha aad ku xiri karto kuwa baabuurka laga iibiyay. Hadaa gadato baabuur duq ah waxaa jiri waxyaabo yar yar oo caadi ah kuna xiran baabuurka qaabka uu yahay. Qaladka noocaas ah qasab kuma ahan kuwa baabuurka laga gaday in ay sameeyaan. Laakiin hadii uu baabuurku ka xunyahay sida aad u maleyneysay marka laga hadlo da’diisa, qiimahiisa, inta uu socday iyo inta la isleeyahay wuu socon karaa waad ka dacwoon kartaa.

Markasta waa in aad ku xisaabtantaa in uu baabuurku yahay mid amaan lagu qadi karo marki aad iibsaneysid, hadii uusan kii baabuurka ka gadatay kuu sheegin wargalin ku saabsan hadii baabuurka wax laga sameynayo iyo hadii uu u baahan yahay in garaashka laga jiido.

Maxaa ka dalban kartaa kuwa baabuurka kaa iibiyay

Sharciga iibsiga macaamiisha ayaa xakuma shuruudaha aad ku xiro karto iibiyahay baabuurka.

Marka ugu horeysa: iibiyaha baabuurka in uu sameeyo qaladka

Marka ugu horeysa waxaad ka codsan kartaa in uu iibiyaha baabuurka ku sameeyo lacag la’aan ama uu ku siiyo baabuur fiican oo u qalma. Haduu aad gadatay baabuur la soo isticmaalay badanaa iibiyuhu wuu sameeyaa maadaama ay isaga u raqiis santahay una fududahay inti uu ku siin lahaa baabuur kale. Hadii xataa aad rabi leheed in aad iska celiso baabuurka oo lacagtaadana laguu soo celiyo wuxuu iibiyuhu xaq u leeyahay in uu marka hore isku dayo in uu kuu sameeyo.

Haadii ay noqoto in uu iibiyaha baabuurka kuu sameynayo waa in uu kuugu sameeyaa waqti macquul ah iyo lacag la’aan.

Marka labaad: lacagta oo lagaa dhimo

Lacag dhimisto waa in ay u dhigantaa qaladka, tusaale ahaan meeqa ayaa ku kaceysa hadii laga sameynayo qaladka shirkad kale.

Marka seddexaad: in aad iska diidi karto gadashadi

Diidmada waxaa loola jeeda adigoo iska celiya wixi aad gadatay, waxaa dhihi karnaa adiga oo celisa baabuurka oo lacagtaadana dib laguugu soo celiyo. Waxaa iska diidi kartaa wixi aad gadatay marku uu qaladku yahay mid weyn oo macna leh. Tan kale waxa ay noqon kartaa hadii iibiyaha baabuurka oo isku dayo in uu saxo qaladka marar badan asiga uun ku guuleysan.

Waqtiga sameynta iyo inta mar oo la isku deyay sameyn

Sharci ahaan waa in uu iibiyaha baabuurka ku sameeyaa qaladka waqti caqli gal ah. Waqtiga caqli galka ah wuxuu u baahan yahay in lagu qiimeeyo xaalba xaal. Taana waxa ay ku xirantahay nuuca uu yahay qaladku iyo baahida aad u qabto in aad hesho baabuur sameysan. Hadii laguu soo bandhigo in lagu amaahiyo baabuur waa caadi hadii uu sameysku qaato waqti dheer.

Caadi ahaan baabuur iibiyaha waxa uu heystaa labo jeer in uu isku dayo in uu sameeyo hal qalad. Hadii uu isla qaladkii mar seddexaad soo noqdo waxaa xaq u leedahay in aad diido sameys fara badan, badelkeeda waxaad ka codsan kartaa in aad iska celiso gadashadi. Hadii aad adiga iyo baabuur iibiyihi heshiin weysaan waxaad u baahantahay in aad heysato cadeyn sheegeysa in uu qaladku yahay isla kii hore.

Baabuur amaah ah iyo magdhaw kharash

Hadii aad u baahantahay baabuur inta laguu sameynaayo waa in uu baabuur iibiyuhu kuu soo bandhigaa baabuur amaah ah. Hadii ay san kuusoo bandhigi karin baabuur amaah ah waxaa xaq u leedahay magdhaw si aad tusaale ahaan u raacdo gaadiidka bulshada ama u kireysato baabuur. Waa masuuliyad ku saaran in aad ka fekertaa in aad xadido kharashaadka kugu baxaaya.

Haduu uu baabuusku qaldanyahay wax lacag dheeraad ah ma dhiibeysid, baabuur iibiyaha ayaa qaba kharashaga lagu sameynaayo qaladka iyo weliba waxyaabaha kale ee ku baxa. Tusaale ahaan wexey kharashaad kaas la ariira qaladka noqon karaan:

  • Kharashka kaaga baxay u wadiska baabuur iibi yaha ama garaashka

  • Kharashki lagu jiiday

  • Kharashki kale oo kaaga baxa gaadiidka tusaale ahaan bas ama tareen

  • Kharashka kontoroolida ama qiimaha qalad baarista

Kuma heleesid magdhaw dhibta iyo waqtiga kaaga baxay dacwadi qaladka. Waa in aad tusi kartaa xog tusaale ahaan rasiid ama qaansheegad tusaaya qiimihi uuna ahaadaa mid macquul ah oona xiriir toos ah la leh qaladka.

La xariir baabuur iibiyaha si aad ugu dacwooto

Marki aad ogaato qaladka waa muhiim in aan si deg deg ah ula xariirti baabuur iibiyaha si ay u helaan fursad ay baaraan kuna xaliyaan qaladka. Mar kasta waa in aad aadaa xaga baabuur iibiyaha aad ka soo iibsatay. Waa caadi in baabuur iibiyaha u baahan yahay inuu baaro baabuurka si uu u ogaado waxa uu u baahan yahay in laga suubiyo. Waxaa laga yaabaa in aysan eheen wax cad waxa sababay qaladka.

Mar kasta way fiicantahay in aad heysato xog tusaale ahaan email ama sms oo tusaaya in aad la xariirtay iibiyaha baabuurka saa ugu dacwooto. Kabacdi xataa waa sahlantahay in aad tusto in aad dacwootay.

Hadii aad adiga iyo baabuur iibiyaha heshiin weysaan

Hadii aad u baahantahay talo waxaad la xiriiri kartaa macaamiisha Hallå. Waxaa nahay kuwa u adeega warbixin qaran oo ku siin kara warbixino ku saabsan xuquuqdaada iyo wax yaabo kale oo aad hore ugu sii socon karto. Waxaa bixinaa talooyin madax banana sidaa darted ma qiimeyn karno kiiskaaga shaqsiyeed, mana xalin karno khilaaf kaaga mana kuula xiriiri karno shirkad.

Warbixinada lagala xiriiri karo macaamiisha Hallå

Hadii adiga iyo shirkadu heshiin weysaan waxaa badanaa ku dacweyn kartaa Gudiga cabashada guud oo loo soo gaabiyo (ARN) si khilaaf kaaga loo tijaabiyo. Ka feker in ay fiican tahay in aad heshid faalo seddexaad oo kuu cadeyn karta qaladka waxa uu yahay inta aanad aadin gudiga cabashada guud (ARN).

Wax badan ka akhriso sida loogu gudbiyo ashtakeyn ARN:Ss boga internetka

Si aad ugu dacwooto gudiga cabashada guud (ARN) waa qasan in ay shikadu diido kuli ama qeyb shuruuda haaga ama aysan wax jawaab ah bixin.

Bilen är trasig eller fungerar dåligt

När du köper en bil av ett företag har du rätt att klaga på eventuella fel. Det gäller oavsett om bilen är ny eller begagnad och om du har fått en garanti eller inte. 

Tre år på dig att klaga på fel 

När du som privatperson köper en bil av ett företag har du enligt konsumentköplagen rätt att klaga på så kallade ursprungliga fel i upp till tre år från köpet. Ursprungliga fel är fel som fanns där redan när du köpte bilen, även om de i vissa fall visar sig en tid senare. Reglerna gäller både för begagnade och helt nya bilar och oavsett om du har fått en garanti eller inte. En medföljande garanti kan dock utöka tiden du har på dig att klaga på fel.  

Klaga inom två månader 

Det är viktigt att du klagar på felet inom två månader från det att du upptäckte eller borde ha upptäckt felet, för att vara säker på att du kan ställa krav till bilhandlaren. Väntar du längre än så kan du förlora din rätt att kräva något av företaget. 

Olika starkt skydd beroende på hur lång tid som gått från köpet 

Hur starkt ditt skydd är beror på hur lång tid som har gått från köpet.  

Mindre än sex månader från köpet 

Fel som visar sig under de första sex månaderna från köpet ses automatiskt som ursprungliga fel och därmed fel som företaget ska åtgärda. Det räcker att du kan visa att det finns ett fel, till exempel att bilen inte fungerar. Bilhandlaren måste kunna visa att felet beror på dig eller att felet är normalt med tanke på bilens skick för att slippa ansvar. 

Mer än sex månader från köpet 

När det har gått mer än sex månader från köpet är det du som behöver kunna visa att felet är ursprungligt för att kunna kräva en åtgärd från företaget. Men prova alltid att kontakta företaget först för att se om de är villiga att lösa problemet. 

För att kunna bevisa att felet är ursprungligt kan du ta hjälp av en sakkunnig på området och lämna in bilen för en undersökning. En sakkunnig kan till exempel vara någon som arbetar på en verkstad eller ett besiktningsföretag. Se till att få ett eventuellt utlåtande skriftligen så att du har bevis på vad som är fel. 

Bilens ålder och skick påverkar dina rättigheter 

Bilens skick, det vill säga ålder, pris, körsträcka och förväntad livslängd, påverkar kraven du kan ställa till bilhandlaren. Köper du till exempel en äldre bil kan det finnas brister som är normala med tanke på bilens skick. Den typen av fel kan du inte kräva att bilhandlaren ska åtgärda. Men om bilen är i sämre skick än vad du hade kunnat förvänta dig med tanke på ålder, pris, körsträcka och förväntad livslängd kan du klaga.  

Du ska alltid kunna räkna med att bilen är trafiksäker när du köper den, om inte bilhandlaren till exempel har upplyst dig om att bilen är ett reparationsobjekt och behöver bogseras från bilfirman.  

Vad kan du kräva av bilhandlaren? 

Konsumentköplagen styr vilka krav du kan ställa mot bilhandlaren. 

I första hand: att bilhandlaren reparerar felet 

Du kan i första hand kräva att bilhandlaren kostnadsfritt reparerar bilen eller ger dig en annan, likvärdig bil. Har du köpt en begagnad bil brukar bilhandlaren föreslå en reparation, eftersom det oftast är billigare och enklare än att ge dig en annan bil som är likvärdig. Även om du hellre vill lämna tillbaka bilen och få dina pengar tillbaka har bilhandlaren oftast rätt att försöka reparera felet. 

För att bilhandlaren ska ha rätt att reparera bilen krävs det att de kan göra reparationen inom rimlig tid och utan kostnad för dig.  

I andra hand: att du får ett prisavdrag 

Prisavdraget ska motsvara felet, till exempel vad det kostar att få felet åtgärdat av ett annat företag.  

I tredje hand: att du får häva köpet 

En hävning betyder att köpet återgår, det vill säga att du lämnar tillbaka bilen och får dina pengar tillbaka. För att du ska ha rätt att häva köpet måste felet vara allvarligt och av stor betydelse, alternativt att bilhandlaren har försökt rätta till felet flera gånger utan att lyckas. 

Reparationstid och antal reparationsförsök 

Enligt lag ska bilhandlaren reparera felet inom skälig tid. Vad som är skälig tid behöver bedömas från fall till fall, och beror bland annat på vilken typ av fel det är och ditt behov av att få bilen lagad. Om du har blivit erbjuden en lånebil kan en längre reparationstid vara okej. 

Normalt sett har bilhandlaren två försök på sig att åtgärda samma fel. Uppstår samma fel en tredje gång kan du ha rätt att säga nej till fler reparationsförsök och istället kräva att köpet hävs. Om du och bilhandlaren inte kommer överens behöver du ha bevis på att det rör sig om samma fel som tidigare.  

Lånebil och ersättning för kostnader 

Om du måste ha en bil under reparationstiden bör bilhandlaren erbjuda dig en lånebil. Kan de inte erbjuda en lånebil kan du ha rätt till ersättning för att exempelvis åka kollektivt eller att hyra en bil. Tänk på att det är ditt ansvar att begränsa kostnaderna som uppstår.  

Att bilen är felaktig ska inte medföra några extra kostnader för dig – det är bilhandlaren som ska stå för kostnaden att åtgärda felet samt eventuella merkostnader. Exempel på kostnader som kan uppstå i samband med fel är: 

  • Kostnader för att du har tvingats köra till bilhandlaren eller verkstad  

  • Kostnad för bärgning 

  • Kostnader för alternativ transport, till exempel buss eller tåg 

  • Ombesiktningskostnad eller felsökningsavgift 

Du kan inte få ersättning för besväret eller tiden du lägger ned på att klaga på felet. Du behöver kunna visa underlag, till exempel kvitton eller fakturor, på vilka kostnader du har haft och kostnaderna ska vara rimliga och ha direkt koppling till felet.  

Kontakta bilhandlaren för att klaga 

Efter att du har upptäckt ett fel är det viktigt att du så snart som möjligt kontaktar bilhandlaren för att ge dem chansen att undersöka och åtgärda felet. Du ska alltid vända dig till bilhandlaren som du köpte bilen av. Det är vanligt att bilhandlaren behöver undersöka bilen för att kunna ta ställning till vad som behöver göras. Det kanske inte heller är tydligt vad som har orsakat felet. 

Det är alltid bra att ha skriftligt underlag, till exempel mejl eller sms, som visar att du har kontaktat bilhandlaren för att klaga. Då är det också enkelt att bevisa när du har klagat.  

Om du och bilhandlaren inte kommer överens 

Om du behöver vägledning kan du kontakta Hallå konsument. Vi är en nationell upplysningstjänst som kan ge information om dina rättigheter och vilka alternativ du har för att komma vidare. Vi ger oberoende vägledning och kan därför inte bedöma ditt enskilda ärende, lösa tvister eller kontakta företag åt dig.

Kontaktuppgifter till Hallå konsument  

Om du och företaget inte kommer överens kan du i många fall anmäla till Allmänna reklamationsnämnden (ARN) för att få tvisten prövad. Tänk på att det kan vara bra att få ett utlåtande från en tredje part som kan intyga vad som är fel innan du vänder dig till ARN.  

Läs mer om att göra en anmälan på ARN:s webbplats 

För att kunna anmäla till ARN måste företaget ha sagt helt eller delvis nej till ditt krav, eller inte svarat alls. 

Fäll ihop