Alaab keenid dib u dhacday

Sen leverans av vara - Somaliska

Shirkaddu waa in ay alaabta ku keentaa waqtigii keenida ee lagu balan qaaday. Hadii aysan jirin waqti la balan qaaday waa in aad heshaa alaabta 30 maalmood gudahood laga bilaabo markaad samaysay iibka.

Qoraalkaan waxaa laga soo turjumay luqadda a-iswiidhishka. Qoraalka iyo muuqaalka bogga wey ka duwanaan karaa kan bogga orijinaalka ah.

Goormee lagu tirinayaa in alaabi soo daahday?

Sida sharciga qabo waxa lagu tiriyaa in alaabi soo daahday hadii mid kamid ah xaaladahan soo socda ay timaado:

  • Aadan adigu helin alaabti waqtigii lagu balamay. Waqti lagu balamay waa waqti sida ku cad markaad samaysay adigu iibka, tusaale ahaan shuruudaha iibka ama xaqiijinta dalabka

  • Inaaysan jirin waqti balan qaad ama lagu heshiiyey oo waqti keenis ah, laakiin ay kasoo gudubtay ugu yaraan 30 maalmood kadib iibka  welina aan alaabtii la keenin

Maxaad ka dalban karaysaa shirkadda?

Sharciga  iibka macaamiisha ayaa xukumaya xhuura aad ku saari karaysid shirkadda.

Gacanta koowaad: shirkaddu keento alaabtaada

Xaq ayaad u leedahay in aad dalbato in shirkaddu hayso heshiiska qaybteeda oo ay keento alaabtaada. Isla mar ahaantaasna waxa aad leedahay fursadda in aad ka dalabto in lagu siiyo lacag sababtuna ay tahay kharashyda ku  galay ee la socday soo daahista, iyo in aad ka celiso lacagtii aad bixin lahayd. Waxa aad u baahan tahay in aad maar walba ka bilaawdo dalbashada keenista alaaabta, kahor inta aysan adiga kuu jirin in aad ka dalabto in ay kuu soo celiyaan lacagta, la dhihi karo in la tuuro iibka.

Gacanta labaad: in ad tuurto iibka

Tuuris macnaheeda waa in lala noqdo iibka. Waxay ka dhigan tahay in aad adigu ku saarnayn bixin lacagta, isla markasna shirkaddu uma baaahna in ay keento alaabta. Si loo tuuri karo iib waxay u baahan tahy in aad shirkadda siiso waqti dheeraad ah oo suurta gala ah ee la xariira in aaad ka dacwootay soo daahista. Waqti dheeraad ah waa taariikh kama danbays ah oo ku saabsan goorta alaabta la keenayo oo loogu tala galay in shirkadda la siiyo fursad suurta gal ah in ay keento alaabta. Ku guuldaraysi shirkada ay keeni wayso alaabta waqtiga dheeraadka ah waad tuuri kartaa iibka.

Tuurid waqti dheer la’aan

Hadii aadan siin shirkadda waqti dheeraad ah waa qasab in dib udhaca yahay mid macno muhiima si aad ku tuuri karaysid iibka. Tusaale marka dib u dhaca uu yahay muhiim macno lehhadii:

  • Hadii aad xiligii iibka aad adigu horay u xaqiijisay( tusaale in aad la xiriirtay shirkadda) in alaabta la keenayo ugu danbayn taariikh cayiman.

  • Hadii waqtigu si furan uu kala goynayo iibka,tusaale ahaan in alaabta la isticmaalayo xili qaas ah, tusaale waa hadii aad dalbato doolshadii xafladd aroos oo aan la keeni kari waqti sax ah.

Xaqqa ka celinta lacagta

Maadaama alaabti aan la keenin sida sharciga qabo waxaad leedahay xaqqa ah in aad ka joojiso lacagta. Waxay noqonaysaa badbaadadaada  si shirkaddu u keento alaabta.

Bedelsiin dib udhaca awgeed

Ma aha in ay ku galaan kharashyo ay sabaatu tahay dib u dhaca aalaabtu. Sharciga waxa uu xaq kuu siinayaabedelka kharashka dhabta ah ee yimid dib udhaca awgeed, laakiinse aysan ku jirin dhibka iyo sugidda nafsadeeda. Ma dalban karaysid xitaa bedel ama qiimo dhimisskeliya sabata oo ah alaabta oo dib u dhacday, ee waa keliya kharashaadka iyo dhaqaalaha dhaawac ee aad ku cadaynayso adigoo kaalmaysanaya tusaale warqadda lacag bixinta.

Ohadii shirkddu aysan keenin alaabtaada oo aad ku qasbanaatid in aad alaabta kaga soo iibsato qiimo sare shirkadd kale, taas xitaa waa nooc kharash dheeraad ah. Waxa la dhahaa in la sameeyo iib daboolid.

Qoraal udir shirkadda oo ka dalab keenis

La xariir shirkadda oo ka dalab in ay keenaan alaabta dib u dhacday.waa mar dhif ah keliya marka aad leedahay xaqqa tuurista iibka oo toos ah. Markaaad dalbanaysid keenis waa in aad siisaa shirkadda waqti dheeraad ah oo suurta gal ah, taariikh kama danbays ah goorta la keenayo alaabtaada.

Ma jiraan wax shuruudo ah sida ka cabasho u egtahay laakiin waxa aaan ku talinayn in aad la xariirto shirkadda si qoraal ah tusaale in aad u dirto mayl

Ka dalab in la joojiyo iibka hadii aadan helin alaabta

Hadii aad siisay shirkadda waqti dheer oo suurta gal ah, waqtigii dheeraadka ahaayna lasoo dhaafay adigoon helin alaabtaadi, waad la xariiri kartaa shirkadda oo aad tuuri kartaa iibka. Kuma xirna in shirkadu ka jawaabtay iyo in kale. Mida muhiimka ahi waa in aad cadayn kartid in aad la xariirtay shirkadda oo aad shuruud saartay.

Hadii shirkaddu kugu wargeliso in aysan keeni karin alaabta waqtiga dheeraadka ah, ama inaysanba gebi ahaanba keeni karin, waxa aad ka dalban kartaa in la tuuro iibka si toos ah.

Ka fikir in aad kula xariirti qoraal ahaan markaad tuuraysid iibka, tusaale mayl. Isla fariintaas waxa aad u iftiimin kaartaa shirkadda  in aysan ku saarnayn wax waajib ah in aad bixiso lacagta alaabta.  Hadii aad adigu horay u bixisay lacagta waxa aad markaas la joogo ka dalban kartaa dib usoo celin dhanka shirkadda.

Haadii aad doorato ka iibsiga alaabta shirkad kale

Hadii aad ku qasbanaatid in aad kasoo iibsato alaab u dhiganta shirkad kale, kuna qasbanaatid bixinta qiimo  ka sareeya, waxaad leedahay fursadda ah in aad ka dalbato shirkadda bedelka farqiga u dhexeeya alaabada aan la keenin. Waxa la yiraahdaa in la sameeyo iib daboolid.

Si aad dalab u samayn kartid  bedelka farqigaga u dhaxeeya waxa u baahan tahay in aad ku samayso iibka daaryeel. Waxa loola jeedaa in aad isku barbardhigto kala doorasho iyo doorasho qiimo suurta gal ah. Hadii aadan helin allab si fiican ugu eg waa wax la qaadan karo in aad iibsato mid isku qiimo yihiin. Alaab waxa loo arkaayaa in ay isku qiimo yihiin marka ay isku tayo, shaqo iyo qiimo yihiin.

Hadii adiga iyo shirkadda isku raacinina

Hadii aad u baahan tahay wadohagid waxa aad la xariiri kartaa Hallå macaamiil waxa aan nahay adeeg iftiinin ah oo wadanka oo dhan ah kuna siin kartaa warbixin ku saabsan xaquuqdaada iyo waxyaalaha aad kala dooran karto sida aad horey ugu socoto. Waxa aan ku siinaaynaa wado hagid aan meelna ku xirnayn oo midaas darteed ma qiimaynayno arinkaada kuu gaarka, xalino muran ama aan shirkadda kuula xariirno.

Warbixinada xiriir ee shirkadda Macaamiil Hallå 

Hadii aad adiga iyo shirkadda aadan isku afgaranina  waxa aad marar badan samayn kartaa in aad wargeliso hay’adda guud ee gudiga cabashooyinka (ARN) si dacwada muranka loo qaado. Wax kharash la’aan.

Kaa aqri sida wargelin loo sameeyo bogga ARN

Si aad ugu wargelin kartid ARN waa qasab in shirkadu tiri mayya shurrudahaada qayb ahaan ama gebi ahaanba, ama aysanba kasoo jawaabin.

När räknas en vara som försenad? 

Enligt lag räknas en vara som försenad om någon av följande situationer uppstår: 

  • Du har inte fått varan inom utlovad tid. Utlovad tid är den tid som framgår när du genomför köpet, till exempel i köpevillkoren eller i orderbekräftelsen 

  • Det finns ingen utlovad eller överenskommen leveranstid, men det har gått minst 30 dagar sedan köpet och varan har inte levererats 

Vad kan du kräva av företaget? 

Konsumentköplagen styr vilka krav du kan ställa mot företaget. 

I första hand: Att företaget levererar din vara 

Du har rätt att kräva att företaget håller sin del av avtalet och levererar din vara. Samtidigt har du möjlighet att kräva ersättning på grund av kostnader du drabbas av till följd av förseningen, och att hålla inne med betalningen. Du behöver oftast börja med att kräva leverans av din försenade vara, innan det kan bli aktuellt för dig att kräva dina pengar tillbaka, det vill säga att häva köpet.  

I andra hand: Att du får häva köpet 

En hävning betyder att köpet återgår. Det innebär att du inte är betalningsskyldig, samtidigt som företaget inte behöver leverera varan. För att kunna häva köpet behöver du ha gett företaget en rimlig tilläggstid i samband med att du klagade på förseningen. En tilläggstid är ett sista datum för när varan ska levereras och är tänkt att ge företaget en rimlig chans att leverera varan. Lyckas företaget inte leverera inom tilläggstiden kan du häva köpet. 

Hävning utan tilläggstid 

Om du inte har gett företaget en tilläggstid måste förseningen vara av väsentlig betydelse för att du ska kunna häva köpet. Exempel på när förseningen kan vara av väsentlig betydelse: 

  • Om du redan vid köptillfället försäkrade dig om (till exempel genom att kontakta företaget) att varan kunde levereras senast ett visst datum. 

  • Om tiden är uppenbart avgörande för köpet, till exempel om varan ska användas vid ett särskilt tillfälle. Ett exempel är om du har beställt en bröllopstårta som inte kan levereras i rätt tid. 

Rätt att hålla inne betalning 

Eftersom varan inte har levererats har du enligt lag rätt att hålla inne betalningen. Det fungerar som din säkerhet för att företaget ska leverera varan. 

Ersättning på grund av förseningen 

Du ska inte drabbas av kostnader på grund av att varan är försenad. Lagen ger dig rätt till ersättning för faktiska kostnader som uppstår på grund av förseningen, däremot inte för besväret eller själva väntan i sig. Du kan alltså inte kräva ersättning eller ett prisavdrag enbart på grund av att varan är försenad, utan bara för kostnader eller ekonomisk skada som du bevisa med hjälp av till exempel kvitton. 

Om företaget inte levererar din vara och du tvingas köpa varan till ett högre pris hos ett annat företag, är det också en typ av merkostnad. Det kallas för att göra ett täckningsköp. 

Skriv till företaget och kräv leverans 

Kontakta företaget och kräv att de levererar den försenade varan. Det är bara i undantagsfall som du kan ha rätt att häva köpet direkt. När du kräver leverans behöver du ge företaget en rimlig tilläggstid, alltså ett sista datum för när företaget senast ska leverera din vara. 

Det finns inga krav på hur en reklamation ska se ut men vi rekommenderar att du kontaktar företaget skriftligen, till exempel genom att skicka ett mejl. 

Kräv att få avbryta köpet om du inte får varan 

Om du har gett företaget en rimlig tilläggstid och tilläggstiden passerar utan att du får din vara, kan du kontakta företaget och häva köpet. Det spelar ingen roll om företaget har svarat dig eller inte. Det viktiga är att du kan visa att du har kontaktat företaget och ställt krav. 

Om företaget meddelar dig att de inte kommer kunna leverera varan inom tilläggstiden, alternativt att de inte kan leverera alls, kan du kräva att få häva köpet direkt. 

Tänk på att kontakta företaget skriftligen när du häver köpet, till exempel via mejl. I samma meddelande kan du upplysa företaget om att du inte har någon skyldighet att betala för varan. Om du redan har betalat kan du i detta läge kräva återbetalning från företaget. 

Om du väljer att köpa varan av ett annat företag 

Om du väljer att köpa en likadan vara av ett annat företag, och tvingas betala ett högre pris, har du möjlighet att kräva ersättning för mellanskillnaden av företaget som inte levererade varan. Det kallas för att göra ett täckningsköp.  

För att kunna kräva ersättning för mellanskillnaden behöver du göra köpet med omsorg. Det betyder att du behöver jämföra alternativ och välja ett rimligt pris. Om du inte hittar en exakt likadan vara kan det vara okej att köpa en vara som är likvärdig. En vara ses ofta som likvärdig om den har motsvarande kvalité, funktioner och pris. 

Om du inte kommer överens med företaget 

Om du behöver vägledning kan du kontakta Hallå konsument. Vi är en nationell upplysningstjänst som kan ge information om dina rättigheter och vilka alternativ du har för att komma vidare. Vi ger oberoende vägledning och kan därför inte bedöma ditt enskilda ärende, lösa tvister eller kontakta företag åt dig.

Kontaktuppgifter till Hallå konsument

Om du och företaget inte kommer överens kan du i många fall göra en anmälan till Allmänna reklamationsnämnden (ARN) för att få tvisten prövad. Det är kostnadsfritt. 

Läs mer om att göra en anmälan på ARN:s webbplats

För att kunna anmäla till ARN måste företaget ha sagt helt eller delvis nej till ditt krav, eller inte svarat alls.

Fäll ihop