Soomaali (Somaliska)

Halkan waxaad ka helaysaa qaar ka mid ah maqaaladaha boggayaga internedka oo af Soomaaliga ku qoran. Maqaaladuhu waxay ku sabsan yihiin xuquuqaha iyo waajibaadka muhiimka ah ee aad macmiil ahaan leedahay marka aad Swiidhan degan tahey.

Fadlan nala soo xidhiidh haddii aad u baahan tahay wax caawimo ah oo dheeraad ah. Waxaanu ku soo jawaabnaa luqadaha Swiidhishka iyo Ingriisiga.

Ka sii akhriso wax dheeraad ah oo ku sabsan sida anaga la noola soo xidhiidho (Bogga internedka oo af Swiidhish ku qoran)

Tipsa om sidan